Tirinta codadka Wareega labaad oo dhamaatay (Sida codadka loo kala helay)

Waxaa la soo gebagebeeyey tirinta codadka wareega labaad ee doorashada Madaxweynaha Somalia ee ka socota magaalada Muqdisho. Wareegan oo ahaa mid si adag loogu loolamay ayaa waxaa ku tartamay afar musharax oo ka soo gudbay wareegii hore ee doorashada, kuwaasoo kala ah 1-Saciid Cabdullaahi Deni 68 cod 2-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 83 cod 3-Xasan Shiikh Maxamuud … Continue reading Tirinta codadka Wareega labaad oo dhamaatay (Sida codadka loo kala helay)